Madaxweyne Gaas oo dhagax dhigay dhismaha Garoonka Diyaradaha ee Badhan.

Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigay dhismayaasha garoonka diyaaradaha ka magaalada Badhan oo ah mid hada si xawli ah ushaqeeya. Madaxweynaha Puntland waxaa ku wehelinayey dhagax dhigga Aripotka magaalada Badhan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda duulista, hawada iyo garoomada Sucaad Saalax, maayreeyaha Airport Badhan Muuse Aadan Jibriil, maamulka degmada iyo kan gobolka, … Continue reading Madaxweyne Gaas oo dhagax dhigay dhismaha Garoonka Diyaradaha ee Badhan.